Maxkamada Darajada 1aad Ee Puntland Oo Xukunno Dil Ah Ku Ridday Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab

Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa ugu danbeyn maanta dil toogasho ah ku xukuntey 4 kamid ah dagaalamayaaash Alshabaab.

Xubnahaan la Xukumay ayay Maxkmaddu sheegtay in ay ahaayeen Shabakaddi dilalka qorsheysan iyo qaraxyada ka geysan jirey magaalada Boosaaso, ee Xarunta Gobolka Bari.

Afarta Eedaysane ee Xukunka lagu riday Maanta ayaa Magacyadoodu kala yihiin:

Jaamac aadan tusbaxle
Ayuub Cumar shire

Abdulahi salaad boos

Maxamuud abshir muuse

Soo qabashada Xubnaha Maanta Xukunka lagu riday ayaa waxaa iska kaashaday Ciidanka police,ka Gobalka bari iyo Ciidanka PISF ee uu xukumo General aamiin Xaaji khayre.

Related posts

Barnaamijka Su’aalaha Bisha Barakaysan Ee Ramadaanta Iyo Shacabka Borama Qaybtii 4aad

Bnnstaff Bnnstaff

“Waxaan U Sharaxanaya Jagada Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani” Siyaasi Cabdilaahi Dahab.

Bnnstaff Bnnstaff

Warakii Ugu Dambeeyay Ee Afgambiga Dhicisoobay Ee Dhacay Dalka Sudan

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More