Xaaladda Cunta La’aanta Ah Ee Ethopia Ka Jirta Oo War Laga Soo Saaray

Warbixintii ugu dambaysay ee ay ha’adda cuntada aduunka ee WFP xafiiskeeda Itoobiya ka soo saartay wax ka qabashada xaaladda abaaraha ee dalkaa ka taagan ayay ku sheegtay in dad ka badan todoba milyan oo qof ay halis ugu jiraan cunto la’aan.
Waxa ka mid ah dadkaas 3.3 milyan oo qof oo ku nool dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kuwaas oo halis ugu jira in cunto yarida soo food saartay noqon karto macaluul.

Hay’addu waxay sheegtay in ay wado gargaar degdeg ah oo nolosha dadkaas lagu badbaadinayo oo deegaanka la gaarsiiyey cunto lagula tacaalayo nafaqa-darrada.

Related posts

Yaa Sugaya Amniga Doorashooyinka Ka Dhacaya Magaalooyinka Maamul Gobaleedyada Somaliya?

Bnnstaff Bnnstaff

Dhacdo Yaableh Oo Laga Soo Sheegayo Muqdisho Iyo Dadka Oo Ka Argagaxay Dhacdadaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Farmaajo Iyo Fahad Yasiin Ku Tilmaamay Hogaamiye Kooxeedyo Iyo Dambiilayaal

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More