Raysal Wasaare Abiy Ahmed Oo Gadhay Magaalada Goday

Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Dr Abiy Axmed, ayaa maanta socdaal ku  Soo Gaadhay magaalada Goday ee deegaanka Soomaalida.

Raysal Wasaaraha Ayaa  waxa socdaalkiisa ku wehelinayay madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar.

Waftiga Raysal Wasaare Abiy Ahmed Hogaaminyay Ayaa Si Diiran Loogo Soo Dhaweeyay Magaalada Goday balse Lama Shaacin Sobobta Ka B

Dambaysa Socdaalka uu Raysal Wasaare Abiy Ahmed  Ku soo Gaadhay Magaalada Goday

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Geelayda Dalka Kenya Oo Dil Iyo Kufsi Ka Gaytay Gobol Ku Yaala Dalkaasi Iyo Baaq Loo Diray Dowlada

Bnnstaff Bnnstaff

Madal Lagula Xisaabtamayay Maayirka Borama Oo Lagu qabtay Borama

Bnnstaff Bnnstaff

Qaar Ka Mid Ah Dalalka Islaamka Oo Maanta Laga Ciidayo Maalinta Kawbaad Ee Ciidul Fidrida

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More