Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Inay Ka Go’an Tahay Sii Wadista Taageerada Ay U Fidiso Dowladda Soomaaliya

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeynaya sannadguurada 62-aad ee ka soo wareegatay madaxbannaanida dalkooda.
Wuxuu ku celinayaa sida Qaramada Midoobay uga go’an tahay sii wadista taageerada ay u fidiso Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, iyo shacabka Soomaaliyeed dadaalka ay ugu jiraan sidii ay u dhisi lahaayeen ​​mustaqbalka dalkooda oo sidan ka nabad iyo barwaaqo badan.

Qoraalka kasooo baxay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa imaanaya iyadoo Xalay muqdosho lagu qabtay munaasabad weyn oo ay ka qayb galeen Madaxda dalka ugu sarreysa.

Related posts

Madaxwayne Joe Biden Oo Kulan Kiisii Ugu Horeeyay La Qaadanaya Madaxda Dalalka G7

Bnnstaff Bnnstaff

Mareykanka Oo Dalab Deg-Deg Oo Ku Aadan Doorashada Somaliya Hordhigay Madaxwayne Farmaajo

Bnnstaff Bnnstaff

Ganacsatadii Laga Raafay Magaalada Laascaanood Oo Somaliland Ka Codsatay In Ay Hantidooda U Soo Celiso

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More