Haayada Camuuud Foudation Oo Deeq Lacaga Ah Gaadhsiisay Dadkii Uu Saameeyay Dadkii Suuqa Waaheen

Tababar markii ugu horaysay la siiyey dadkii waxyeeladu ka soo gaadhay suuqa Waaheen oo Lagu Tababarayey waxyaabaha laga hortago khataraha uu dabku Leeyahay, deeq lacageed oo dhan 5kun oo dollar oo lagu wareejiyey Ciidanka Dabdemiska Iyo Sidoo Kale dadkii waxyeeladu ka soo gaadhay suuqa Waaheen oo ka badan 200 Qof oo ay Haayadu Uu qaybisay Lacag dhan 130Kun Oo Dollar.

Waxaana barnaamijkaasi Iska kaashaday Amoud Foundation Iyo Ururka Xirfadlayaasha SL “SLPA” oo fadhigiisu yahay dalka Maraykanka.

Related posts

Toos Munaasibada Dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub Ee Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Xildhibaan Barkhad Butuun Oo Xalay Saqdii Dhexe Booqday Darbijiifta Hargaysa Koodhadhka Dhaxantana U Qaybshay

Bnnstaff Bnnstaff

Haweenaydii Ugu Horaysay Ee Madaxwayne Ka Noqotay Dal Ay Muslimiintu Ku Yar Yihiin

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More