Deg Deg:- Israsaasayn Xoogan Oo Bariga Boroma Ku Dhex Martay Dad Shacab Ah Iyo Ciidamada Somaliland + Khasaaraha Ka Dhashay

Dhaawac saddex askari ayaa goor dhaways la soo gaadhsiiyay cusbitalka Guud ee magaalada Boorama ka dib markii saaka iska hor imaad ku dhexmarey deegaanka buurta shaylaha  bariga magaalada Boorama CiidankanSomaliland Iyo Dad Shacab Ah  dhawaqa rasaas xoogan  ayaa laga maqlayaa goobtaasi Oo Ah Dhul Mudooyinkii ugu dambeeyay uu muranka taagnaa

Waxa kale oo wararka aan helayno sheegayaan in hal askari u geeriyooday dhaawicii soo gaadhey Taasi Oo Ay BoramaNews U Xaqiijiyeen Saraakiisha Isbitaalka Guud ee magaalada Borama

Iska hor imaadkan goobtaasi ka dhacey ayaa ah mid soo noqnoqday

Dhinaca Kale Warar aan wali Si Rasmi loo shaacin ayaa waxaa ay sheegayaan In dhanka dadka shacabka ah ee ciidanka La Dagaalamay ay ka dhaawacmeen labo qofi 

 Waxii war ah ee ka soo Kordha  Halkan nagala soco

Related posts

Ciidamo Itoobiyaan Ah Isku Dilay Haweenay Awgeed Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeeray Mashaariic Ay Wasaaradiisu Ka Fulinayso Gabilay

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Gudoonka Golaha Shacabka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More