Raysal Wasaare Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann, waxaana kulanka labada masuul looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan Taageerada Midowga Yururb.
Kulanka ayaa si gaar ah diiraadda loogu saaray xoojinta mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub ka taageero Dowladda Soomaaliya iyadoo lagu saleynayo howlaha hortebinta u leh Dowladda.

Related posts

Bosnia Oo Diiday In Ay Taageerto Cunaqabateynta Midowga Yurub Ay Kusoo Rogeen Ruushka

Bnnstaff Bnnstaff

Mareykanka oo Soomaaliya Ugu Deeqay Tallaalka COVID-19

Bnnstaff Bnnstaff

Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More