Cudur Lamid Ah Ebola Oo Ka Dillaacay Dalka Ghana Iyo Kiisas Kii Ugu Horeeyay Oo La Diiwaan Galiyay

Saraakiisha caafimaadka ee dalka Ghana ayaa sheegay in ay xaqiijiyeen labadii kiis ee ugu horeeyay ee Fayraska Marburg, oo ah cudur aad u faafa oo la mid ah Ebola.

Saraakiisha Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in labada bukaanba ay ku dhinteen isbitaalka.

Sagaashan iyo siddeed qof ayaa ku jira karantiil iyadoo looga shakisan yahay inuu haleelay fayraskan.

Fiidmeerta ayaa la ogaaday in uu kasoo faracmay feyraskan, saraakiisha ayaa dadka uga digay inay ka fogadaan godadka ay ku nooshahay fiidmeerta.

Related posts

Maraykanka Oo Shaaciyay In Uu Qabtay Hub Sharci Daro Ah Oo Ay Lahaayeen Shiinaha Iyo Ruushku

Dhibaatooyinka Ka Dhashay Iskaashiyada Dhanka Amaanka Ee Uu Maraykanku Galo

Bnnstaff Bnnstaff

“Farmaajo Maanta Waa Dagaal Ooge Maxkamad Baanan La Tiigsanaynaa” Cabdiraxmaan Cabdirshakuur

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More