Ruushka Oo Dadaal Ugu Jira Sidii Uu U Wanaajin Lahaa Xiriirka Kala Dhexeeya Afrika

Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Sergei Lavrov ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, socdaalkiisii ugu dambeeyay uu ku marayo afar dal oo ka tirsan Africa.
Booqashadiisa ayaa looga gol leeyahay xoojinta xirriirka ay Moscow la leedahay qaaradda, halkaas oo dalal badan ay ka gaabsadeen inay dhinac ula safataan dagaalka Ruushka isla markaana ay Ruushka ku cambaareeyaan dullaanka uu ku qaaday Ukraine.

Lavrov ayaa la filayaa inuu la kulmo mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya iyo xubno ka tirsan howlgalka Midowga Africa,

Related posts

Khilaaf Cusub Oo Ka Dhex Qarxay Maayirka Burco Iyo Golihiisa Deegaanka

Bnnstaff Bnnstaff

Dacwada Cusub Oo Lagu Soo Oogayo Madaxwaynihii Hore Ee Deegaanka Somalida Cabdi Ilay

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Waxa Kala Qabsaday Marwo Faadumo Siciid Iyo Xoghaya Guud Ee Xisbiga Wadani

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More