Madaxwayne Axmed Madoobe Oo Magaacabay Wasiiro Iyo Ku Xigeeno

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si loo dardar galiyo shaqada loo hayo bulshada.

Axmed Madoobe ayaa Wasiirka Qorsheynta u magacaabay Cabdraxmaan Cabdi Axmed, halka Axmed Xasan Cumar loo magacaabay Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Related posts

Booliska Maraykanka Oo Faafiyay Muuqaal La Xidhiidha Dilkii Sheekh Maxamed Xasan Aadan

Bnnstaff Bnnstaff

Kenya:- Ninkii Loo Heystay Weerarkii Jaamacadda Garissa Oo Xabsi Isku Dhex Dilay

Bnnstaff Bnnstaff

Wali Waxaa La Maqlayaa Rasaas Iyo Jug Culus Oo Ka Dhacaysa Hotel Ku Yaala Xeebt Liido Ee Muqdisho.Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More