Borama News Network

Baarlamanka UK oo ansixiyey qorshaha muhaajiriinta loogu tarxiilayo Rwanda

Baarlamanka dalka Britain ayaa dood dheer ka dib ansixiyey Xeerka Rwanda oo dowlada u ogolaanaya in qaxoontiga kasoo gudba biyaha u dhaxeeya Britain iyo Faransiiska ay gayso Rwanda.

Qorshahan oo muran badan dhaliyey, islamarkaana Britain ay uga baxeyso boqolaal Milyan oo dollar, ayaa looga dan leeyahay in lagu yareeyo qulqulka muhaajiriinta.

Warbixin gaar ah oo arrinkan ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Related posts

Muxuu Yahaya Mawqifka Urur Siyaasadeedka Kaah Ee Ku Saabsan Heshiiska Badda Ee Somaliland Iyo Itoobiya?

Abdiaziz Bnnstaff

Gudiga Doorashooynka Maamulka Puntland Oo Ganaax Lagacageed Ku Soo Togay Xisbiga Madaxwayne Deni

Abdiaziz Bnnstaff

Ugu yaraan afar qof ayaa lagu dilay tobanaan kalena waa lagu dhaawacay toogasho wadareed ka dhacday

Abdiaziz Bnnstaff