Dugsiga Amiin Quran Online Oo Fursad Qaaliya u Haya Qurbajoogta Soomaaliyeed Iyo Caruurtooda….

  1. WhatsApp: +252634484123
    IMO: +252634484123
    Telegram: +252634484123
    Skype: Amiin Quran Online
    Gmail: amiinquranonline@gmail.com
    website: www.amiinquranonline.com

Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo sare leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub ee wakhtiga summerka.

Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay:
Macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh duruusta ay bixinayaan .
Wakhti kooban oo lagu baranayo akhrinta Quraanka Kariimka ah (Higaadda/farbarta).

Manhaj tayo leh oo si fudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .

Amiin Quran Online is an online school which teaches Quran and Islamic knowledge. It was established in 2016 in November. Qualified and experienced female and male teachers are ready for you in Amiin. We use different languages like: Somali, English, and Arabic. Some classes are English to English to help our children who aren’t able to understand Somali language.

Koorsoyinka dugsigu bixiyo waxa ka mid ah (Our Courses)
Quraanka kariimka ah
Higaad
Hadith
Caqiidada Islaamka (Islamic Aqidah)
Fiqhiga (Fiqh)
Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم (Seerah)
Tarbiyadda caruurta
Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

Hadda la hadal maamulka oo is dinwaangali

WhatsApp: +252634484123
IMO: +252634484123
Telegram: +252634484123
Skype: Amiin Quran Online
Gmail: amiinquranonline@gmail.com

Booqo webiste ka dugsiga :
www.Amiinquranonline.com

Related posts

Mahdi Guuleed “Doorashada Somalia Wareega Koowaad Yaan Loo Deyma La’aan Sidii Saddex Maamul Goboleed”

Bnnstaff Bnnstaff

Dr Gaboose Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Qoomameeyay Sadexda Xisbi Ee Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

Maroodi Bada Ku Dhacay Oo Qaab Yaab Leh Loo Soo Badbaadiyay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More