Dad Cadheysan Oo Wali Ku Sugan Xarunta Baarlamaanka Dalka Ciraaq

Taageerayaasha wadaadka awoodda badan ee Shiicada Ciraaq, Muqtadda al-Sadr ayaa u muuqda kuwo maalmaha soo socda sii deganaan doona xarunta baarlamaanka ee dalka Ciraq, kadib markii ay xalay habeenkii labaad halkaasi ku hoydeen.

Qaar badan oo ka mid ah mudaaharaadayaashan ayaa taandhooyin ka dhistay banaanka hore iyo gudaha xarunta baarlamaanka.

Dhinaca kale wasaaradda difaaca ee dalka Ciraaq ayaa ugu baaqday ciidamada milateriga ee dalkaasi, inaanay ku milmin siyaasadda oo dhex-dhexaad ka noqdaan xaaladaha siyaasadeed ee haatan ka aloosan dalkaasi.

 

Related posts

Maraykanka Oo Sheegay In Khatar Ugu Iaan Karto Dalal Ay Ka Mid Tahay Somalia

Bnnstaff Bnnstaff

Haweeney Ku Eedeysneyd Dilka Caruurteeda Ah Oo Lagu Fuliyey Dil Ay Horey u Codsatay

Bnnstaff Bnnstaff

Koongareeska Maraykanka Oo Meel Mariyay Miisaaniyaddii Difaaca Ee Ugu Badnayd

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More