Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Oo gaadhay Taiwan

Afhayeenka aqalka wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa gaartay jasiiradda Taiwan, kaddib todobaadyo ay socdeen muran ka dhashay socdaalkeeda.

Waa booqashadii ugu horeyay oo uu sarkaal sare oo Mareykan ah ku tago jasiiraddaasi, muddo 25 sano ah kaddib.

Diyaradda siday Ms Pelosi ayaa ka caga dhigatay magaalada Taipei ee caasimadda Taiwan,waxayna soo saartay bayaan ay ku sheegtay inay dooneysay inay qadariso wax ay ugu yeertay dimuqraadiyadda Taiwan.

Shiinaha oo sheegto in Taiwan ay ka tirsantahay dhulkeeda, ayaa booqashada Nancy Pelosi ku tilmaamay wax aad khatar u ah, isagoo aagga jasiiraddaasi geeyay ciidamo millateri ah.

Related posts

Maamulka Jaamacada Camuud Oo Ka Hadlay Dabkii Suuqa Hargeysa Tacsina U Diray Shacabka Reer Hargeysa

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Itoobiya Oo Argagixiso u Aqoonsatay Ururrada TPLF Iyo OLF

Macallin Ardeydiisa Tusay Sawir Laga Sameeyay Nabi Muxammad (NNKH) Oo La Gawracay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More