Dowlad Shaqaalaheedii Kuleyl Dartii U Fasaxday Iyo Heerka Uu Gaadhay Kulaylkaasi

Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegay in shaqaalaha dawladda ee qaybo badan oo ka mid ah Ciraaq ayaa la siiyay maalin fasax ah oo ay shaqada ka nastaan ka dib markii heer kulku gaadhay kacay 50C meelo badan.

Dhawr ka mid ah magaalooyinka dalka ayaa Khamiistii kaalinta koowaad ka galay liiska meelaha ugu kulul adduunka.
Kuleylka awgii ugu yaraan 10 gobol ayaa hakiyay shaqada inta badan shaqaalaha, sida uu ku waramay Telefishanka Kurdistan24.

Kulaylka ayaa isa soo tarayey dalka oo dhan tan iyo badhtamihii bishii July waxaana la saadaalinayaa in ay sii socon doonto arintani.

Related posts

Dhacdo Naxdin Leh:- Nin Habeenkii Arooskiisa Geeriyooday Iyo Siday Wax U Dheceen

Bnnstaff Bnnstaff

Gudoomiye Waraabe Oo Taageeray Banaanbax Lagaga Soo Horjeeday Madaxwayne Farmaajo Oo Muqdisho Ka Dhacay

Bnnstaff Bnnstaff

Khasaare Ka Dhashay Israsaaseeyn Ka Dhacday Magaalada Garowe

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More