Ilhan Cumar Oo Markale Ku Guuleysatay Doorashad Aad U Adkayd Oo Ay Ka Qayb Gashay

Ilhan Cumar ayaa markale ku guuleysatay tartankii doorashadda isreeb-reebka ee ay kursiga Congress-ka ugu jirtay Xisbigga Dimuquraadiga ee dalka Mareykanka.

Doorashadda ay Ilhan Cumar ku guuleysatay ayaa noqonaysa tii ugu adkeyd ee ay gasho intii ay bilowday loolanka siyaasadeed ee dhowrka jeer laga soo doortay gobolka Minnesota. kaddib markii ay ku guuleysatay doorashadda isreeb-reebka ee xisbiga DFL.

Ilhan Cumar ayaa musharax malatalaya xisbiga Jamhuuriga la tartami doonta bisha November 2022.

Sidoo kale waxaa jira musharriiin kale oo Soomaalia ah oo isugu jira rag iyo dumar oo iyana ku guuleystay doorashadii is reeb-reebka ee xalay ka dhacday dalka Mareykanka.

Related posts

Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Degmada Sheekh Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay Oo La Shaaciyay

Bnnstaff Bnnstaff

Baraf Xoogan Oo Aan Hore Loo Arag Oo Daboolay Saxaaraha Dalka Sucuudiga Iyo Dowlada Oo Ka Hadashay

Bnnstaff Bnnstaff

Boqor Maxamed Jaamac Oo Ka Hadlay Waraaq Uu Dhawaan Soo Saaray Cabdi Xaashi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More