Dad Ku Dhintay Hil Geel La Sheegay In Uu Sumaysnaa Oo Ay Cuneen

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.

Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.

Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.

Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen.

Related posts

Dowlada Somaliya Iyo Bangiga Aduunka Oo Ka Shiray Teegeerida Ayax

Bnnstaff Bnnstaff

Somaliland: Halista Khilaafka Siyaasadeed Ee Doorashada Madaxtooyada Iyo Urur Siyaasadeedka Barwaaqo.

Bnnstaff Bnnstaff

Ra’iisul Wasaarihii Dalka Baxreyn Oo Goordhow Geeriyooday

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More