Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Doorashada Somaliya Iyo Halka Ay Wax Marayaan

Goobaha codbixinta ee doorashada guud ee Kenya ayaa soo xirmay. Afar murashax ayaa u tartamaysa xilka madaxweynaha. Codbixiyayaasha waxay sidoo kale dooranayaan gabarnatoorayaal, senataro, xildhibaanno iyo xubnaha golaha deegaanka.

BBC-da waxay adeegsaneysaa macluumaad laga helay bogga rasmiga ah ee Guddiga Doorashada Kenya(IEBC) si ay u soo gudbiso isku darka natiijada hordhaca ee doorashada madaxweynaha.

Maadama guddiga uu ku guda jiro hannaan uu ku xaqiijinayo tirinta, waxaa sidaa darteed laga yaabaa inuu jiro dib u dhac qaabka ay BBC-da u soo gudbineysa tirada.

Si waafqasan sharciga Kenya, Guddiga doorashooyinka ee IEBC ayay tahay inay shaaciyo natiijada rasmiga ah ee doorashada madaxweynaha.

Related posts

Somaliya Oo Ka Qayb Galaysa Shir Lagaga Hadlayo Xaaladaha Dalalka Sudan Iyo Itoobiya

Bnnstaff Bnnstaff

Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaarisay Xiisada Kulul Ee Doorashada Maraykanka Iyo Loolanka Trump Iyo Joe Biden

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Sacuudiga Oo Xayiraad Dhanka Duulimaadka Ah Ku Soo Rogtay Soomaaliya Iyo Dalal Kale

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More