Deg Deg:- Gudiga Doorashooyinka Kenya Oo Labo Garab U Kala Qaybsamay

Guddiga doorashada iyo xuduudaha ee Kenya, ayaa laba garab u kala qeybsamay, iyadoo la sugayey in lagu dhawaaqo natiijada kama danbeysta ah ee doorashadii guud ee ka dhacday dalka Kenya.

Waxaa la sugayey ku dhawaaqista natiijada illaa iyo 03:00 galabnimo ee maanta.

Sida uu qabo sharciga Kenya, natiijada waa in lagu dhawaaqaa 16ka Ogosto.

Wararka kale aan ka heleyno dalka kenya ayaa sheegaya in gudaha Xarunta Guddiga doorashada laga maqlay rasaas xoogan oo ka dhaceyso, is rasaaseynta oo u dhaxeeysa Ciidamada amniga iyo kuwo taageersan Raila odinga

Related posts

Guddiga Doorashada Ee Lagu Muransan Yahay Oo Dalab U Diray Maamul Goboleedyada Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Booliska Dowlada Itoobiya Oo Qabtay Hub Iyo Ragii Watay

Bnnstaff Bnnstaff

Wararkii ugu dambeeyey ee Weeraro ka dhacay Magaaloyinka Muqdisho Iyo Baydhaba

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More