Deg Deg:- William Roto Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada Ee Dalka Kenya

William Samoei Ruto, ayaa ku guullaystay doorashadii madaxweynimo ee Kenya sida guddoomiyaha guddida Doorashooyinku shaaciyay.
Ruto, ayaa ka adkaaday musharraxii la tartamayay ee Raila Odinga, kaas oo uu badhitaarayay madaxweynaha xilka ka degaya ee Uhura Kenyata.
Ruto, ayaa hadda ah madaxweyne ku-xigeenka Kenya , waxana uu hadda noqona madaxweynihii shanaad ee Kenya.

Related posts

Caasimada Afghanistan Oo Looga Dabaal Degay Ka Bixitaanka Maraykanka Ee Dalkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar Oo Shaaciyay In Tigray Ay Ka Difaacayaan Magaalada Addis Ababa

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More