Siihayaha Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kulan La Qaatay Safiirka Sweden Ee Somaliya

Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed khadar ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Staffan Tillander.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xariirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dowladood iyo labada shacab, iyo sii wadidda taageerada dowladda Sweden ay qaybta uga qaadato dib u dhiska Soomaaliya
Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed khaddar ayaa dowladda Sweden uga mahadceliyay taageeradeeda Soomaaliya, isagoona boggaadiyay howlaha shaqo ee Safiir Staffan Tillander.

Sweden waxa ay kamid tahay dowladaha saaxiibka dhaw la ah Soomaaliya oo waqtiga dheer qaybta ka ahaa dadaallada lagu horumarinayo dowladda Federaalka.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Faysal Cali Waraabe Oo Duray Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya Kana Hadlay Qabyaalada

Bnnstaff Bnnstaff

” Saaxiibkayo Muuse Biixi Waxa Uu Noo Adeegsaday Xeerkii Bisadaha” Ex Wasiir Qabyo Tire

Bnnstaff Bnnstaff

Yaab :- Nin Xaaskiisa Oo Uur Leh Dooxay Si Uu U Ogaado Ilmaha U Dhalin Doona

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More