Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddi Kasoo Tala-Bixiya Dhibaatadii Dhawaan Ka Dhalatay Muddaharaadka

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay Guddi uu u igmaday inay kasoo tala bixiyaan hanaankii lagu xalin lahaa dhibaatadii ka dhalatay mudaaharaadyo ka dhacay qeybo kala duwan oo katirsan Somaliland.

Qodobada guddiga loogga fadhiyo inay xal u helaan, waxaa kamida ah:

-Soo ururinta sababihii keenay mudaaharaadyadii dhacay

-Khasaarihii ka dhashey mudaaharaadka
-Cidda eedda iska leh

Guddigan ayaa ka kooban shan xubnood, oo katirsan golaha wasiiradda Somaliland.

Dhismaha guddigan, ayuu Madaxweyne Muuse Biixi ogeysiiyey Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland iyo madaxweyne kuxigeenka Somaliland.

Related posts

“Waa Wax Laga Xumado In Caruurta La Xadi Dhinacna Looga Baqo Alshabaab” Sheekh Shariif

Bnnstaff Bnnstaff

Khilaaf Ka Dhex Qarxay Gudiga Doorashooyinka Heer Fadaraal Iyo Qaar Ka Mid Ah Maamul Goboleedyada

Bnnstaff Bnnstaff

” AHUN Sheekh Aadan Siiro Waxa Laysku Raacsanyahay Inuu Haa Samafale Wayn ” Madaxweyne Biixi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More