Mareykanka Oo Ka Digay Macaluul Ka Dhalata Abaarta Soomaaliya

Toddobaadkan, khabiirka arrimaha bini’aadanimada ee guddiga dib u eegista macluusha ayaa saadaaliyay in qaybo ka mid ah Soomaaliya ay u badan tahay inay ka dhici doonaan macaluul inta u dhaxaysa bilaha Oktoobar iyo Disembar iyada oo aan la qeybin gargaar la taaban karo.

“Maraykanku wuxuu aad uga walaacsan yahay saadaashan aan wanaagsaneyn iyo baaxadda baahida guud ee dalka iyo gobolkaba” ayuu yiri la taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka Jake Sullivan oo intaas raaciyay “Macluusha iman karta waa natiijada arrimo isbiirsaday. Isbeddelka cimilada ayaa weli kasii socda gobolka oo ay ka jirto abaartii ugu xumayd ee Geeska Afrika ka dhacda muddo 70 sano ah”

Waxa uu sheegay in Soomaaliya iyo dalalka derisa aysan weli kasoo kabsan saameyntii COVID-19.

Related posts

Wakiilada Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Dhegaystay Siihayaha Raysal.Wasaaraha Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Xildhibaan Obaama” Waxay Ahayd In Maxamuud Xaashi Iyo Qabyotire Ka Dhex Tartamaan Kulmiye”

Bnnstaff Bnnstaff

Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood Adag Ka Yeeshay Arimo Yaab Leh Oo Ugub Ku Ah Gayiga Somalida

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More