Borama News Network

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Leh Ku Ansixiyay Xubuntii Koomishanka Doorashooyinka Ee Xisbiga Wadani

Golaha wakiilada ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa saaka ansixiyay xubintii todobaad ee komishinka doorashooyinka.

Siciid Maxamed Cismaan oo dhawaan ay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ay usoo u gudbiyeen madaxweynaha Somaliland, madaxweynuhuna uu u gudbyay baarlamaanka ka dib markii u saxeexay ayaa maanta si rasmi ah ugu biiraya gudiga doorashooyinka oo la filayo in ay dhowr bilood kadib qabtaan laba doorasho oo kala ah mida madaxtooyada iyo midda ururada.

Dhamaystirka gudiga doorashooyika ayaa u muuqata mid loogu diyaar garoobayo a doorashoo oo murankoodu soo jiitamay, haddase heshiis lagu yahay in ay dhacaan13-ka bisha Nufeember.

Related posts

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo Ukraine u ogolaaday tallaabo ka dhan ah Ruushka

Abdiaziz Bnnstaff

Soomaalida Ku Sugan Jarmalka Oo La Shaaciyay Gobollada Ugu Badan Ee Soomaaliya Ee Ay Ka Kala Yimaadeen

Abdiaziz Bnnstaff

Deg Deg:- Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Digniin Adag U Diray Xisbiyada’Ururada Siyaasada Iyo Taageerayaashooda

Abdiaziz Bnnstaff