Ururka ONLF Oo Qaadacay Shirwayne Wadatashi Oo Ay Ku Dhawaaqday Dowlada Degaanka Somalidu

Ururka ONLF ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray ka qeyb galka shirweyne wadatashi oo dhawaan ay ku dhawaaqday dowlad deegaanka Soomaalida, waxaana ay sheegeen inaysan shirkaas ka qeyb gali doonin ilaa inta laga saxayo geeddi-socodka shirweynaha, sida hadalka loo dhigay.

Haddaba warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA-da Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa.

Related posts

Boqor Cismaan Buur Madow Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Arimaha Dibada Israel oo Ka Degay Dalka Baxrayn Iyo Fah faahin Ka Soo baxaysa Safarkiisa

Bnnstaff Bnnstaff

Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saaray Weero La Sheegay In Ay Fulinayso Alqaacida

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More