Mareykanka Oo Shirka Guud Ee Qaramada Midoobay Kaga Dhawaaqay Kaalmo Dhinaca Cuntada Ah

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa wax ka shir guddoomiyay kulan doceed looga hadlayay haqab beelka cuntada xilli uu magaalada New York ka socdo kulanka guud Qaramada Midoobay.

Saraakiisha ugu sarreysa Qaramada Midoobay ayaa ka digay in abaarta, kor u kaca qiimaha badeecadaha dunida, saameynta COVID-19, iyo duullaanka Ruushka ee Ukraine ay dalal badan ka dhici karto macluul.

Weriyaha arrimaha Diblomaasiyadda ee VOA Cindy Saine ayaa warbixinta

Related posts

Maxay yihiin qodobada maanta ay ka wada hadleen Madaxwaynaha iyo Xisbiayadu?

Mustafehaji

Dowladda Itoobiya Oo Ka Kadashay Dagaaladii Dhexmaray Liyuu Boolis Iyo Al-shabaab

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Biden Oo Digniin Culus Ujeediyay Dhigiisa Dalka Ruushka Putin

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More