Guddoomiye Madaale “Ma Aqbalayno Muqdisho Inay Noqoto Magaalo Fasahaad Ah”

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Huruuse ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada midoobay kulan kula qaatay wasiirka arrimaha dibedda ahna Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Itoobiya, Demeke Mekonnen.

Labada mas’uul ayaa waxay kulankooda kaga wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii uu marwalba u ahaan lahaa mid wanaagsan, isla markaana la isaga kaashan lahaa la dagaalanka Ururka Al-Shabaab

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Huruuse oo ka mid ah wafdiga uu hoggaaminayo madaxaweyne ,Xasan Sheekh Maxamuud ee magaalada New York kaga qeyb galaya shirka 77-aad ee Qaramada Midoobey ayaa halkaasi kulan doceedyo kula qaatay madax badan oo ka kala yimid caalamka.

Related posts

Dowlada Somaliya Oo Shaacisay In Ay Baadhayso Weerarkii Gantaalada Ahaa Ee Xarunta Xalane

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladda Ingiriiska Oo Soo Saartay Digniin Ku Aadan Weeraro Ay Qorsheynayaan Al-Shabaab

Hadhaadiga Fircoon Oo Markii Ugu Horeysay Loo Baadhay Hab Casri Ah.

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More