Dowlada Fadaraalka Somaliya Oo War Ka Soo Saartay Gudoonka Cusub Ee Baarlamaanka Somaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya waxa ay u hamablyaynaysaa Guddoonka Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Sidoo kale Wasaarradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta waxa ay u hambalyo iyo Bogaadin u diraysaa Guddigii Qabanqaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboledka Hirshabeelle, hay’adaha amniga oo suuragaliyey habsamida nabaddgalyada Doorashada iyo dhammaan bulshada qaybaheeda kala duwan.
Ugu dambayntii, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS waxa ay ku dhiirrigelinaysaa Guddoonka Cusub ee Baarlamanka in ay dhameystiraan inta ka dhiman hannaanka doorashada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Related posts

Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Hadlay Geerida Raysal Wasaarihii Hore Ee Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Ordogan Oo Booqasho Ku Tegay Qubrus Iyo Soo Dhawayn Balaadhan Oo Uu Shacabka Kala Kulmay

Bnnstaff Bnnstaff

Xildhibaan Jawaari Oo Ka Warbixiyay Kulankii Ay Wada Qaateen Ex Raysal Wasaare Khyre

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More