Boqortooyada Sacuudiga Oo Ukraine Siinaya $400 Milyan Oo Gargaar Bini’aadannimo Ah

Sacuudiga ayaa 400 oo milyan oo dollar oo gargaar bani’aadannimo ah siin doona dalka Ukraine, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dowladda Sucuudiga ee SPA.

Wakaaladda SPA ayaa intaas ku dartay in dhaxal-sugaha boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan uu Jimcihii khadka telefoonka kula xiriiray madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy.

Amiirka dhaxal-sugaha ah ‘ayaa muujiyay sida ay boqortooyada Sacuudigu diyaarka ugu tahay inay sii waddo dadaallada dhexdhexaadinta iyo taageeridda wax kasta oo gacan ka geysanaya joojinta dagaalka Ukraine’ sida ay sheegtay SPA.

Reuters.

Related posts

Xaafadda Islii: Xarun Ganacsi Oo looga Kala Cararay Cabsi Bam Darteed

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya Oo U Xadiisay Wasiirada Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Somaliya Oo Soo Bandhigay Xubin Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Isku Soo Dhiibay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More