Dhegayso:- Shacaka Dalka Uk Oo Si Xoogan Cabanaya Sixir Barar Xoogan Oo Ka Jira Dalkaasi

Magaalada London iyo guud ahaanba dalka Britain ayaa si weyn dukaamada looga iibsanayaa bustayaasha ku shaqeeya korontada, shamaca la shito iyo waxyaabaha cuntada lagu karsado ee ku shaqeeya tamarta yar.

Waxaana arintani imaneysa iyada oo qiimaha gaasta iyo macdeeshadu ay cirka isku shareereen.

Warbixin gaar ah oo arintan ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

 

 

Related posts

Maxaad Kala Socotaa Dalalka Iibiya Hubka Ugu Badan Caalamka?

Bnnstaff Bnnstaff

Maxay Tahay Sobobta Ay Odhaahda”Dalkaan Meel Fog Baa Laga Keenay” Caan Uga Dhex Noqotay Baraha Bulshada Somalida

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hambalyada Ciiddul Adxa U Diray Shacabka Soomaaliyeed

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More