Ganacsatada Islii Oo Rajeynaya Inay Dowladda William Ruto Wax Ka Qabato Sicir-Bararka Kenya

Baarlamaanka Dowladda Kenya ayaa su’aalaha la xiriira kalsooni siinta waydiinaya xubnaha Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Kenya Willia Ruto.

Shacbiga Kenya ayaa raja ka qaba in dowladda cusub ee Ruto ay wax ka qaban doonto caqabadaha sare u kaca qiimaha maciishadda dalkaasi.

Ganacsatada Soomaalida ee Suuqa Islii ayaa kamid ah dadka rajada ka qaba in dowladan cusub ay noqoto mid wax ka qabata caqabadihii ay horay ugala kulmi jireen dowladihii hore ee Kenya.

 

 

Related posts

Hir-Shabeelle Oo Guddi Baaris u Saartay Dilkii Taliyihii Booliska Beledweyne

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweynaha Galmudug Iyo Wasiirka Gaashaandhiga Oo Hobyo u Tegay Dardar-Gelinta Howlgallada Dalka.

Bnnstaff Bnnstaff

“Somaliya Waa Lagu Soo Duulay Ee Yaynaan War Moog Noqonin” Raysal Wasaare Ku Xigeen Mahdi Guuleed

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More