Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Wadahadallada Nabadeed Ee Itoobiya Oo Ka Furmay Koonfur Afrika

Afhayeenka madaxtooyada Koofur Africa ayaa sheegey in wareegii ugu horreeyey wadahadallada nabadda ee colaadda Tigraay ee dalka Ethiopia ay bilowdeen.

Faah faahin aad u yar ayaa ilaa iyo hada laga hayaa wadahadaladan, ma jiro wax galangal ah oo ay warbaahintu ku leedahay goobta uu shirkani ka dhacayo oo ah goob aan la garaneyn oo ku taala Koofur Africa.

Wariyaha VOA Kate Bartlayaett ayaa warbixintan ka soo dirty magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Africa. Falastin Ahmed Iman ayaa soo jeedineysa.

 

Related posts

Maamulka Puntland Oo War Ka Soo Saaray Shirka Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynaha Maamulka Hirshabeele Oo Shaaciyay In Uu Wada Hadal La Furayo Dadka Maamulkiisa Ka Soo Horjeeda

Bnnstaff Bnnstaff

Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Laascaanood

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More