Wasiirka Amniga Oo La Kulmay Wasiirada Aw-Qaafta Heer Federaal Iyo Heer Dowlad Goboleed

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Dr. Maxamad Axmad Shiikh Cali “Doodishe” ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS iyo Wasiirada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedyada dalka.
Kulankaan waxaa ujeedadiisu ahaa xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Wasaaradda Amniga iyo Wasaaradda Awqaafta, heer federaal iyo heer dowalad goboleed,gaar ahaan dadaalada ku aaddan hawlgallada dalka ee looga soohor jeedo Al-Shabaab.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Dr. Maxamad Axmad Shiikh Cali “Doodishe” waxa uu bogaadiyay kaalinta hormuudnimo ee Wasaaradda Awqaafta ay ka qaadaneyso jiheynta.

Related posts

Ururada Bulshada Somaliyeed Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka

Bnnstaff Bnnstaff

Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Oo Ka Badbaaday Isku-Day Mooshin Xilka Looga Qaadi Lahaa

Bnnstaff Bnnstaff

Mid Ka Mid Ah Madax Dhaqmeedka Somaliland Oo Sameeyay Arin Si Wayn U Soo Jiidatay Indhaha Bulshada

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More