Qatar Oo Si Qasab Ah Shaqaalaha Ajnaabiga Ah Uga Saartay Guryahooda Ka Hor Koobka Adduunka

Xukuumadda Qatar ayaa kumanaan shaqaale shisheeye ah ka saartay guryo ay degenaayeen oo ku yaalla bartamaha caasimadda dalkaasi ee Dooxa, halkaasi oo taageerayaasha kubadda cagta ee dalkaasi tagi doona ay joogi doonaan inta uu socdo Koobka Aduunka. Qaar ka mid ah shaqaalahaasi laga saaray dhismooyinka ay degenaayeen ayaa la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan inoo soo koobaya.

Related posts

Muhaajiriin African Ah Oo Haraad Iyo Gaajo U Dhintay Iyo Tirada Dadka Dhintay Oo La Shaaciyay

Bnnstaff Bnnstaff

“Waynaynta Dhalashada Nabi Muxamed waa nasri”Axmed Yasiin Sheekh Cali Ayaanle ….

Bnnstaff Bnnstaff

” Shacabka Somaliland Mar Uun Ha Tijaabiyaan Xisbi Qabyaalad Ka Madhan ” Gudoomiyaha Ururka Waaberi.

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More