Nin Hubeysan Oo Ugu Yaraan 10 Qof Ku Dilay Gudaha Dalka Mareykanka

Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.1 ayaa ku dhiftay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga saacadihii hore ee Arbacada maanta ah, waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan 35 qof.

Dhulgariirkan ayaa ka dhacay meel qiyaastii 170 kiiloomitir (105 mayl) dhanka bari kaga beegan magaalada Istanbul, oo ah magaalada ugu weyn dalkaas, halkaas oo si xooggan looga dareemay.
Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa sheegay in dhulgariirku uu ahaa 5.9 — taas oo ka hooseeya qiyaastii 6.1 ee ay bixisay hay’adda Sahanka Juquraafi ee Maraykanka.

Waxa uu ka dhacay degmada Golyaka ee gobolka Duzce, inkastoo uu sidoo kale uu ruxay magaalooyin kale oo u dhow.

Related posts

Ex Wasiir Maareeye Oo Eedaymo Culus Ku Bilaabay Xukuumada Cusub Ee Raysal Wasaare Rooble

Bnnstaff Bnnstaff

Kumanaan Ruux oo Cudurka Corona Saacadiihii lasoo Dhaafay Ugu Geeriyooday Hindiya

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladda Imaaraadka Carabta Oo Somalia U Soo Diraysa Diyaarado Sida Gargaar

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More