Madaxweyne Zelensky oo ku edeeyey Ruushka Dambiyo Ka Dhan Ah Bini’aadminimada

Madaxweynaha Ukraine ayaa ku eedeeyay Ruushka dembi ka dhan ah aadanaha. Zelensky ayaa la hadlay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kadib markii uu Ruushka duqeymo horleh ku ekeeyay xarumaha tamarta dhaliya ee Ukraine.

Koronta ayaa ka go’day inta badan dalkaas.

Isagoo ka hadlayey kulan deg deg oo Golaga Ammaanka ee Qaramarada ah oo ay Ukraine codsatay ayaa Mr Zelensky waxaa uu sheegay in Ruushku si uu ku talogalay uu u dhibaateynayo magaalooyinka isagoo ku qaadatya weeraro aan kala sooclaheyn , ila markaana garaaraya dhismeyaasha , dugsiyada , gaadiidka iyo isbitaalada.

Safiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku eedaysay Madaxweyne Putin inuu duqeymaha cusub uga gol leeyahay, in shacabka Ukraine ay dhibaato soo gaarto xilligan qaboobaha ah.

Related posts

Golaha Amaanka Ee Qarama Midoobay Oo Kordhiyay Cunaqabataynta Hubka Ee Saaran Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladda Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Yeelanaya Iskaashi La Xiriira Badqabka Diyaaradaha

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Kenya Oo Shirkada Facebook Ku Eedaysay In Ay Ku Xad Gudubtay Shuruucda Dalkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More