Dagaal ‘Lagu Jabiyay Al-shabaab’ Oo Ka Dhacay Shabellaha Dhexe

BELEDWEYNE — Dagaal culus oo u dhaxeya Dadka degaanka oo taageero ka helay ciidamada dowlada iyo kooxda Al-shabaab ayaa shalay galinkii dambe ilaa xalay fiidkii ka socday degaanka Ceel-dheere oo ka tirsan degmada Adan Yabaal ee Gobalka Shabellaha dhexe.

Dagaalka ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah.

Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane oo ku sugan furinta dagaalka ayaa xalay uga waramay wariyaha VOA-da ee magaalada Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Related posts

Weerar Lagu Gubay Gaadiid Laguna Dilay Dadkii La Socday Oo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan.

Bnnstaff Bnnstaff

Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Ku Baaqay In Xasaanada Laga Xayuubiyo Xildhibaan Axmed Yasiin

Bnnstaff Bnnstaff

Al-Shabaab Oo Sheegtay Inay Dileen Soomaali u Shaqeeyneysay Sirdoonka Kenya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More