Dhaqaatiirta Magaalada Kismaayo Oo Ka Digay Cudurka Cagaardhoowga Oo Xi Xowli Ah U Faafaya

Cudurka Hepatitis B oo ka mid ah cudurada Beerka haleela ayaa si xowli ah ugu faafaya deegaanno ka tirsan Jubbaland guud ahaan iyo gaare ahaan magaalada Kismaayo.

Saraakisha Caafimaadka Magaalada ayaa arrintan u sababeeyay Soomaalida oo aan ku baraarugsaneyn halista cudurkaasi iyo sida fudud ee uu ku faafo.

Related posts

Madaxwayne Mustafe Cagjar Oo Sheegay In Somali Badan Lagu Dhibaateeyay Calanka Itoobiya

Bnnstaff Bnnstaff

Qarax Ay Ku Dhinteen Dad Gaadhay 50 Qof Oo Ka Dhacay Afghanistan

Bnnstaff Bnnstaff

Qarax Dhimasho Iyo Dhaawac Sobobay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More