Abaarta iyo gaajada ka jirta Soomaaliya ayaa kumannaan qof u ku khasabtay inay u hayaamaan dalka deriska la ah ee Kenya si ay gargaar u helaan, waxaana kooxaha gargaarku ay sheegayaan in qulqulka qaxootiga soo galaya xerada Dhadhaab ee dalka Kenya, ay sii cakireen agabka loogu talagalay xeryahan markii hore buuxay.