Dad Ku Geeriyooday Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Australia

4 qof ayaa ku geeriyootay, 3 kalena si xun ayey ugu dhaawacmeen, kadib, markii ay Labo Helicopter isku dhaceen xilli ay Hawada Dhexe duulayeen.

Shilkaasi oo ka dhacay meel ku dhow Barxadda Xeebta Golden Coast ee aadka u mashquulka badan bishan January ee Fasaxa xilliga Kulaylaha

Mid ka mid ah Helicopter-ada ayaa shilka kadib si nabad ah ku degtay Bacaadka Xeebta, balse firirka burburka ee Helikopterka kale ayaa ku daadsanaa Deegaankaasi.

Taliyaha Badbaadada Gaadiidka ee Australia, Angus Mitchell ayaa sheegay inuu soco baaritaanka waxa sababay Shilkaasi.

Adeega Ambalaaska ee Queenland waxay sheegeen inay goobta ka qaadeen 13 qof oo ku dhaawacmay Shilkaasi

Related posts

Gabadh Yar Oo Somali Ah Oo 16 Jir Oo Kufsi Wadareed Loogu Gaystay Duleedka Wajaar Ee Kenya

Bnnstaff Bnnstaff

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Doorashada Dalka Kenya Oo Ay Ka Hadhantahay Wax Ka Yar 24 Saacadood

Bnnstaff Bnnstaff

Wadamada Aan Muslinka Ahayn Ee Taageeray Falastiin Iyo Wixii Ay Yiraahdeen

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More