Turkiga Oo Ishortaagay Booqasho Wasiir Sweden Ka Socda Uu Ankara Ku Iman Lahaa

Turkiga ayaa joojiyey booqasha uu wasiirka gaashaandhigga Sweden uu ku iman lahaa Ankara.

Wasiirka gaashaan dhigga Turkiga Hulusi Akar wuxuu sheegay go’aankaasi inuu yimid kaddib marki ay hay’adaha dowliga ee Sweden ay oggolaasho siiyeen inuu magaalada Stockholm uu ka qabsoomo dibad bax looga soo horjeeda Turkiga.

Rasmus Paludan oo ah siyaasi Denmark iyo Sweden ka soo jeeda wuxuu isku dayey inuu qur’aanka kariimka u uku horgubo safaaradda Turkiga.

Taageerayaasha Turkiga iyo Kurdiyiinta ayaa sida oo kale qorsheynayey iney halkaasi mudaharaad ka dhigaan.

Wasiirada Turkiga iyo Sweden ayaa lagu waday in ay ka hadlaan diidmada Ankara ee ku aaddan in Sweden ay ku biirto Gaashaan buurta NATO.

Related posts

Dib U Dhac Ku Yimid Qorshihii Lagu Xerayn Lahaa Gudiyada Doorshooyinka Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Mareykanka Cunaqabatayn Kusoo Rogay Ganacsade Caan Ah Oo Turki Ah Iyo Sababta Keentay

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Si Adag Ugu Jawaabay Murashax Ciro

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More