Falanqayn: Sidee Ugu Suuro Gashay in Al-Shabaab Ay Weeraraan Xarunta Gobolka Banadir?

Xubno ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa shalay weerar ku qaaday xarunta maamulka ee Gobolka Banaadir, iyaga oo weerarkooda u adeegsaday qaraxyo iyo weerar toos ah oo wada socday. Maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ee weerarka soo qaaday ayaa gudaha u galay dhismaha, iyada oo weerarkaas ay ku dhinteen illaa 5 qof oo rayid ah, halka ay dhaawacmeen illaa afar qof oo kale, sida ay sheegtay dawladda Soomaaliya.

Wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal ay sameeyeen laamaha ammaanku inay ku dileen lix ka tirsanaa maleeshiyaadka al-Shabaab oo weerarkaas ku lug lahaa.

Haddaba maxaa u suuro geliyey ururka al-Shabaab inay weeraraan xarunta gobolka Banaadir oo ammaankeeda si aada loo ilaaliyo, falanqayn arrintaas ku saabsan 

 

Halkan Ka Dhegayso

 

Related posts

Guddiyada Soo Xulista Musharraxiinta Ee Xisbiyada Somaliland Oo Gondaha Iskula Jira Iyo Rag Miisaan Ku Leh Siyaasadda Oo Laga Reebay Tartanka

Bnnstaff Bnnstaff

Waa Kuma Wiilka Doonaya Inuu Baddelo Feedhyahanka Muslimka Ah Ee Khabib?

Bnnstaff Bnnstaff

Nin Lagu Eedeeyay Isku Day Kufsi Oo Lagu Xukumay In Uu Maydho Dhamaanba Dharka Haweenka Ku Nool Tuulada Uu Degenyahay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More