Dhagaysiga 4-aad Ee kiiska Cabadalla Muumin Oo Cabsi Amni Loo Baajiyey

Kiiskii dacwadda loo haystay xoghayha SJS, Cabdalla Axmed Muumin ee ka socotay maxkmadda gobalka Banaadir oo balansanaa maalinta berri oo Khamiis ah 26/01/2023 ayaa loo baajiyey cabsi laga qabo weerar Al-Shabaab.

Qoraal ay maxkamaddu u soo dirtay dhinacyada uu khuseeyo kiiska ayaa lagu yiri:

“Asc dhinacyada dacwadii ciqaabta ahayd ee Cabdalla Axmad Muumin eedeysanaha ka ahaa ee mudeynteedu idin soo gaartay balansaneydna maalinta Khamiista 8:30Am maxkamaddu wey baajisay duruufo la xiriira xaga amniga, dib ayaana laga soo mudey doonaa insha allaah mahadsanidiin”

Cabsidaan amni ayaa imaanaysa xilli Axaddii 22/01/2023 ay Al-Shabaab weerar iyo qaraxyo saacado socday ku galeen xarunta dowladd hoose ee gobalk Banaadir.

Related posts

Gabdho Somali Ah Oo Lagu Laayay Dalka Austria Iyo Tiradood Oo La Shaaciyay

Bnnstaff Bnnstaff

Gudoomiyaha Ururka Xamaas Oo Ku Dhawaaqay In Ay Ka Guulaysteen Yihuuda Iyo Midowga Falastiiniyiinta

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Rooble Oo Dhagax Dhigay Qaybo Cusub Oo Lagu Kordhinayo Isbitaalka Yardimeli Ee Magaalada Muqdisho.

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More