Nin La Sheegay In Uu Soo Xaday Larruur Oo Lagu Soo Bandhigay Degmada Afgooye

Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose waxaa maanta lagu soo bandhigay nin la sheegay inuu soo xaday laba carruur ah.

Ninka la qabtay ayaa carruurtaas ka soo watay deegaan duleedka ka ah magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.

Ciidamada ammaanka ee ka howlgala degmadaas ayaa soo bandhigay ninkaas oo gacmaha ka katiinadeysan.

Ilmaha lagu qabtay ninkaas ee la sheegay inuu xadayey ayaa kala ah wiil iyo gabar, waxayna kala soo muuqdeen sawirro laga soo qaaday oo boolisku baahiyey.

Related posts

Muxuu Ku Soo Dhamaaday Shir Waynihii 4aad Ee Xisbiga Kulmiye

Bnnstaff Bnnstaff

Qaramada Midoobay Oo Shaacisay In Ay Dib u Eegis Ku Sameyneysa Howlgalkeeda Afghanistan

Bnnstaff Bnnstaff

Warbixin:- Haween Xiliyada Dambe Ee Habeenkii Ka Shaqeeya Suuqyada Magaalada Hargeysa

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More