Khasaare Ka Dhashay Israsaaseeyn Ka Dhacday Magaalada Garowe

Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta maamulka puntland ayaa sheegaya in israsaaseeyn sababtay khasaare dhaawacyo ah ay ka dhacday halkaas .

Is-rasaaseynta ayaa la sheegay in ay dhexmartay ciidamo ka tirsan Saldhiga Booliska Puntland ee Garowe.

3 Ruux oo shacab ah iyo Askari ka tirsan ciidanka booliska puntland ayaa ku dhaawacmay israasseeynta puntland iyo Ciidamo uu xukumo Jeneraal Muxiyadiin Axmed Muuse oo ah taliyihii hore ee ciidanka booliska puntland .
Isaraaseeynta xalay ka dhacday magaalada Garowe ayaa Socotay in ka badan 15-daqiiqo waxaana ay sababtay in lagu kala cararo Aaga barxada oo ka mid ah Goobaha ugu mashquulka badan isu-socodka iyo Ganacsiga magalada Garowe sida ay iadaacdda Risaala u xaqiijiyeen goob joogayaal ku sugan kahla ay wax ka dheceen .

Lama oga waxa keenay isku dhacyada labada ciidan.

Related posts

Xasan Sheikh Oo Shaaciyay Saddex Siyaabood Oo Dowladdiisu Ay Ku Wajaheyso Al-Shabaab

Bnnstaff Bnnstaff

Haweeney Waayeel Ah Oo Xabsi Loo Dhigay Arrin Aan Laga Fileyn Oo Ay Sameysay

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Iraan Oo Beenisay Wararka Sheegay In Ay Qorshaynayso Khaarijinta Diblomaasiyeen Sare Oo Maraykan Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More