Madaxweynaha Dowladda Ukraine Zelensky Oo Danaynaya Inuu La Kulmo Madaxweynaha Shiinaha

Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay inuu doonayo inuu la kulmo madaxweynaha dowladda Shiinaha, Xi Jinping, si uu ugala hadlo qorshaha Shiinaha uu ku joojinayo dagaalka Ukraine.

Isagoo ka hadlayay munaasabadda dhamaadka hal sano ee ‘hawlgalka gaarka ah ee Ruushka’ ee ka dhanka ah Ukraine, Zelensky, ayaa wuxuu sheegay in qorshahan Shiinaha uu muujinayo inuu baadi goobayo hannaankii xal looggu nabadeed looggu heli lahaa dagaalka ka aloosan dalka Ukraine.

“Runtii waxaan rabaa inaan rumaysto in Shiinuhu uusan hub siin doonin Ruushka., ayuu yiri Zelensky.

Shiinaha ayaa soo bandhigay dhammaan dulucdiisu ahayd ‘Mawqifka Shiinaha ee xallinta xasaradda ka taagan dalka Ukraine’ Jimcihii, kaasoo uu kaga hadlay nabadda kusoo dabaalista dhibaatada Ukraine, iyadoo Shiinuhu uu sheegay in dhibaatadan lagu xallin karo wada hadal.

Related posts

Somali Ku Geeriyootay Doon Ku Degtay Xeebaha Dalka Jabuuti Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Bnnstaff Bnnstaff

Sobobaha Aanu Ruushku U Soo Galayn Dagaalka Arminia Iyo Azerbijan Iyo Macluumaad Kale

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Xasan Sheekh Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Dalka Maraykanka Iyo Ujeedada Socdaalka Waftigaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More