Warbixin:- Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Ka Furmaya Magaalada Baydhaba,

Magaalada Baydhaba ee caasimadda KMG ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta shir uga furmayaa madaxda qaar kamid ah maamul goboleedyada iyo mas’uuliyiinta ugu sarreysa dalka oo ay kamid yihiin Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federalka Soomaaliya.

Maamul goboleedka Puntland ayaan shirkan ka qeybgali doonin,

 

Related posts

Wasiirka Shaqo Galinta Somaliland Ka Hadlay Muranka Siyaasadeed Ee U Dhaxeeya Xisbiyada Mucaaradka Iyo Xukuumada.

Bnnstaff Bnnstaff

“Hanti Dhawrka Guud Iyo Gudiga Dabagalku Baadhis Ha Ku Sameeyaan Madbacada Qaranka”.Xisbiga Waddani

Bnnstaff Bnnstaff

Maamulka Gobolka Awdal Iyo Madaxdhaqmeedka Gobolka Oo Kulan Xasaasiya Ka Yeeshay Dhalinyarada Calanka Somaliya Lagu Xidhay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More