Hogaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga Oo Iclaamiyay Dibadbaxyo Kale Oo Ka Dhan Ah Dowladda Ruto

Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaqay fasax dadweyne oo maalinta Isniinta ah ee 20-ka bishan ka dhaqangalaya dalka Kenya, waxaana hadalkan uu jeediyay xilli uu la hadlayay taageerayaashiisa.

Dalka Kenya, wali waxaa kasii socda dibadbaxyada ay dhigayaan masuulyiinta xisbiga Azimio iyo taageerayaashiisa kaasoo doorashadii sanadkii hore looga adkaaday, balse dhowaan shaaciyay inay qaaddaceen natiijada doorashada oo aysan Madaxweyne Ruto u aqoonsanayn Madaxweyne.

Wasiirka Difaaca Kenya Aden Barre ayaa sidoo kale sheegay in Raila uu doonayo in laga qeybgalayo dowladda Madaxweyne Ruto balse ay iyagu diidan yihiin.

Related posts

Turkiga Oo Jog Kale Gaadhsiiyay Faransiiska Ka Dib Iska Hor Imaad Dhex Maray

Bnnstaff Bnnstaff

Israsaaseyn Ka Dhacday Magaalada Garoowe Iyo Taliska Booliska Oo Ka Hadlay

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Turkiga Oo Xabsiga Ku Gurtay Dad Lagu Eedeeyay In Ay Ka Mid Ahaayeen Dadkii Abaabulay Inqilaabkii Turkiga

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More