Dil Ka Dhacay Magaalada Baladwayne Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya Dilkaasi

Kooxo hubeyasn ayaa Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ay kudileen Wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka kunool Magaalada Beleweyne, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.

Goobjoogayaal ayaa Risaala u sheegay in Kooxaha hubeysan oo ahaa Burcad doonayay inay dhac u geystaan ay Wiilka dhalinyarada ah oo lagu magacaabi jiray Maxamed Muuse Shiiraar Xaafada Cilmi loos.

Ciidamo katirsan kuwa Booliska Beledweyne ayaa tegay halka uu dilka ka dhacay, iyaga oo sameeyay howlgallo baaritaano ah wallow aysan gacanta ku dhigin dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Beledweyne ayaa walwal ka muujiyay cabsida amni ee kajirta Magaalada Beledweyne, iyada oo dhowr jeer dad Shacab ah gudaha Magaalada lagu dilay.

Related posts

Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani Oo Taageerayaashiisa Ugu Baaqay In Ay Ilaaliyaan Amniga

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Koonfur Africa Oo Xayiraado Cusub Ku Soo Rogtay Dalkaasi Iyo Cabsi Laga Qabo Covid 19

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Farmaajo Oo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Heshiis Hordhac Ah Wada Gaadhay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More