Tasci Fanaanada Wayne Ee Aamina Cabdilaahi Xirsi Oo Hada ku Geeriyootay Magaalada Borama.

Tasci Fanaanada Wayne Ee Aamina Cabdilaahi Xirsi Oo Hada ku Geeriyootay Magaalada Borama.

Allaha unaxariistee waxa hada magaalada Borama ku geeriyootay Fanaanda Wayne ee aamina Cabdilaahi Xirsi oo maalmahan xaalad caafinaad ugu jirtay isbitalka Adal ee magalada Borama

Aamina cabdilaahi oo ahayd Hooyada dhashay Hodan Cabdiraxmaan ayaa la filayaa in lagu aaso isla magaalada Borama

Bahda Boramanews Waxay Ay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Dhamaanba Qoyskii Iyo Qaraabadii Allaah Ha Naxariistee Ay Ka Baxday Marxuumadu

Related posts

“Shirka Kasocda Magalada Laascaanood Waxan Uga Digayaa in Ay Ka Fogaadan Colaad Iyo Dagaal” Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay Deni Iyo Ku Xigeenkiisa Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen

Bnnstaff Bnnstaff

Xurumii Sifaynta Shidaalka Ee Dalka Kuweyt Oo Gubtay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More